Mooshin ka dhan ah Wasiirada Jubbaland oo loo gudbiyey Baarlamanka Maamulkaas (Akhriso)
Xildhibaanada Baarlamanka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa u gudbiyey gudoonka mowshin ka dhan ah golaha wasiirada Maamulkaas. Mowshinkan oo ay ku saxiixan yihiin xildhibaano badan ayaa ah mid kalsooni kala noqosho ah, waxaana xildhibaanada saxiixay ay golaha Wasiirada Jubbaland ku eedeeyeen waxqabad la’aan. Halkan ka akhriso qoraalka Mowshinka. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com Muqdisho Somalia Allbanaadir@live.com
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed